Bulshada Rayidka Oo Cambaareeyay Weeraradii Ka Dhacay Muqdusho.
War saxaafadeed ka soo baxay Bulshada Rayidka ayaa lagu cambaareeyay weeraradii ka dhacay Muqdusho.
Ururada bulshada rayidka ayaa war ka soo saaray xaaladda dalka si gaar ah dagaaladii saacadihii u danbeyay ka dhacay magaalada Muqdisho.