Dibadbaxayo Looga So Horjeedo Ajaanibta Oo Ka Socdo Dalka Koonfur Africa
Dibadbaxayaalย ย wada Ololaha ka dhanka ah Ajaanibta ku nool Koonfur Afrika iyo Ciidamada Booliska ee Rabshadaha kahortaga ayaa isku fara-saaray Orange Grove oo ka tirsan Magaalada Johannesburg.
Dibadbaxayaasha ayaa dalbanaya in Ajaanibta aan sharciga laheyn ee ganacsiyada furtay laga saaro dalka si shaqooyin loogu abuuro dadka dalka u dhashay
Mudaaradka ayaa saameeyay ganacsiyada wa weyn iyo kuwa yar yar ee Ajaanibta ay ku leeyihiin deegaana hoosyimaada Magaalada Johannesburg.