Daawo :- Fadeexad ka dhalatay bogga Twitter-ka ha’yadda WHO ee Itoobiya
Hargeysa(OWN)Bogga Twitter-ka ay ku leedahay ha’yadda caafimaadka adduunka ayaa fadeexad ka dhatalay kaddib markii mid kamid ah shaqaalaha ha’yadda uu kusoo qoray qoraal uu ku aflagaadeynayo qof shakhsi ah oo aragtidiisa ku qoray bartiisa gaarka ah.
Qofka loo jawaabay ayaa markii hore bartiisa gaarka ah ku yiri “dadka dhibaatada ka wado dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya waxaa maalgelinaysaa dowladda federaalka Itoobiya”.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalkaย
https://youtu.be/GOI8BJ-_Gjs