Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa xafiiskooda kulun kula qaatay xubno ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee dalka
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa xafiiskooda kulun kula qaatay xubno ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee dalka JSL. Kulanka ayaa ujeedadiisu ahayd duco iyo dardaaran ku saabsan doorashada .