Daawo:- Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabilay oo Mooshin Xilka ay Kaga Qaadayaan ka Gudbiyay Maayirka Gabilay
Gabilay:- (OWN) Xildhibaanada Golaha Deegaanka Magaalada Gabilay ayaa Sheegay in ay Gudbiyeeen Mooshin Xilka qaadis ah oo ay ka keeneen maayirka Degmada Gabiilay Maxamed AAMIIN Cumar Cabdi oo ay ku eedeeyeen musuq iyo Xilgudasha la,aan……………..
Halkan Ka Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=tw5HoWvtrOQ