Golaha Shacabka Somalia oo Berri Cod u Qaadaya Raiisul wasaaraha Cusub
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan ku leh Xarruntooda KMG ah ee Villa Hargeysa. Waxaana La filayaa in
Madaxweyne Farmaajo ka codsan doona xildhibaanada golaha in ay ansixiyaan Ra’iisul wasaaraha cusub si uu u guto shaqooyinka loo igmaday.
Agendaha kulanka ayaa ah
Hadal Jeedinta Madaxweynaha JFS
U Codeynta Kalsooni Siinta R/Wasaaraha Magacaaban.