Dibadbaxayo Looga So Horjeedo Ajaanibta Oo Ka Socdo Dalka Koonfur Africa

Dibadbaxayaal   wada Ololaha ka dhanka ah Ajaanibta ku nool Koonfur Afrika iyo Ciidamada Booliska ee Rabshadaha kahortaga ayaa isku fara-saaray Orange Grove oo ka tirsan Magaalada Johannesburg.

Dibadbaxayaasha ayaa dalbanaya in Ajaanibta aan sharciga laheyn ee ganacsiyada furtay laga saaro dalka si shaqooyin loogu abuuro dadka dalka u dhashay
Mudaaradka ayaa saameeyay ganacsiyada wa weyn iyo kuwa yar yar ee Ajaanibta ay ku leeyihiin deegaana hoosyimaada Magaalada Johannesburg.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker