Waa Maxay Saamayta Somalida Ku dhaqan Maraykanka ee Doorashada Madaxwayne_nimo ee dal Maraykanka
Shacabka Mareykanka ayaa maanta u dareeray goobaha Codbixinta ayaga oo codadkooda ka dhiibanaya Doorashada Madaxweynaha, tan congress-ka iyo midda gobollada.
Gobolka Minnesota oo ah gobol ay Ugu Badan yihiin Somalida ku Nool Dalka Maraykanka Isla markaana ay kaalin ugu wayn ku leeyiiin doorashadan maanta ka dhaceysa dalkaasi.
Balse Waa Maxay Saamaytu.
Halkan Hoose ka Dhegayso Warbixin arintaasi ka Hadlaysa.