Kamala Harris oo sheegtay in ay garab taagneed Biden toddobaayadii uu cadaadisku saarnaa

Kamala Harris oo ah madaxweyne ku xigeenka Mareykanka isla markaana hadda haysta taageerada Biden ee ah in ay xisbiga u matasho tartanka doorashada soo aaddan oo ay wajahdo Donald Trump, ayaa sheegtay in ay tahay shaqsi daacad u ah madaxweynaha.

Markii Biden uu ku dhawaaqay inuu tartanka doorashada ka haray, waxay durba muujisay in ay tahay ku-xigeen daacad ah oo garab taagneed toddobaadyadii la soo dhaafay madaxweyne Biden uu saarnaa cadaadis kaga imaanayay qaar ka mid ah xubnaha xisbigiisa.

Tan iyo markii ay qabsadeen Aqalka Cad 2020-kii, waxay noqotay wejiga ololaha maamulka Biden ee lagu ilaalinayo xuquuqda taranka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker