Jabuuti oo biloowday mashruuc muhiim u ah ganacsiga Geeska Afrika iyo Bariga Dhexe
Dowladda Jabuuti ayaa dhawaan dhaqaajisay mashruuc ay kaga qeyb qaadaneyso ganacsiga gaadiidka baddaha, iyado soo gadatey markab nooca xambaara koonteneerada, taas oo ujeedadu tahay fududeyso gacansiga dalalka Soomaaliya, Ethiopia iyo Yemen.