Daawo Golaha Wasiirrada JSL Oo Lagaga Dooday Odoroska Miisaaniyad Sannadeedka 2022-2024

Fadhigii 77-aad golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenku, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa warbiximo lagaga dhegeystay wasiirrada wassaaaradaha, wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha, Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, horumarinta maaliyadda iyo deegaanka horumarinta reer miyiga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker