Doorashadii UK oo saaka bilaabatay xilli dadku ku qulqulayaan goobaha cod bixinta

Ka dib olole doorasho oo lix todobaad socday, dadka reer ayaa intooda go’aansataa codayn doontaa, xilli goobaha codbixintu guud ahaan furan yihiin dalkaas.

Malaayiin reer UK ah ayaa awoodi doona in ay doortaan xildhibaanadooda cusub 40,000 oo goob codbixineed oo ku kala baahsan England, Scotland, Wales iyo Northern Ireland.

Xusuusnow, haddii aad ku sugan tahay UK oo ay tahay markii ugu horeysay ee doorashada guud dalkaas, haddii aad shakhsi ahaan u dhiibanayso codkaaga waxaad u baahan doontaa inaad keento aqoonsigaa oo sawir leh.

Codbixintu waxay u furnaan doontaa ilaa 22:00 BST – ka dibna tirinta waxay bilaaban doontaa isla markiiba.

BBC, waxa ay tebin doontaa oo keliya doorashada guud iyo halka wax marayaan, kama hadli doonno ololaha xisbiyada iyo waxyaalaha la mid ka ah.

Goobaha codbixiinta sida loogu qulqulayo, cimillada guud iyo waxyaalaha kale ee gobolka ka jira, sida qof haddii uu qaniino ey oo kale ayaannu tebin doonnaa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker