Golaha Wakiilada oo Ansixiyey Xeerka Hawl-gabka, Qaranka
Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Duuduub Ku Ansixiyey Xeerka Hawl-gabka, Qaranka Oo maal Mihii u dambeeyey horyaalay.
45 ayaa fadhiyey golaha, Waxaana ogolaaday 25, 4 mudane ayaa diiday 15 mudane Ayaa ka Aamusay gudoomiyihuna ma codayn, sidaas ayuu Ku Ansaxay Xeerka Hawl Gabku.