Fowdo iyo jahawareer ayaa ka Taagan Dugsiga sare ee AlHuda Secondary School oo Imtixaanka lagu galayo

Fowdo iyo jahawareer ayaa ka Taagan Dugsiga sare ee AlHuda Secondary School
Halkaas oo ay Ardaydu Ku Galayeen Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada Somaliland.
Ardayda ayaa shiid iyo dhagaxtuur ku bilaabay Schoolka markii la bilaabay in loo qaybiyo imtixaanadka burbur ayaa soo gaadhay Gaadhiga Supervisor schoolka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker