Siyaasi Cismaan Cumar Dool oo la jaray 7 maalmood oo xabsi ku hayna.

Siyaasi Cismaan Cumar Dool oo saaka la keenay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa la jaray 7 maalmood oo xabsi ku hayna.
Siyaasigan oo ka tirsan masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee Qaarada Yurub ayaa xabsiga loo taxaabay maalintii Khamiistii xilli uu ka soo degay garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker