Gaashaanle Maxamed Dheere oo ka tirsanaa ciidanka xoogga Somaliya oo qarax miino ku dhintay

Taliyaha guutada 8-aad ee ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad G/sare Maxamed Dheere ayaa ku dhintay qarax miino oo ay Alshabaab ku aaseen dhulka miyiga ah ee hoos yimaada Bardaale,sida ay baahisay warbaahinta dowladda.

Taliyaha ayaa hoggaaminayay howlgallo waddo furis ah oo ay ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ka wadaan halkaas, kuwaas oo uu ujeedkoodu yahay in la isku furo gobollada Baay, Bakool iyo Gedo ee koonfurta Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker