Madaxweynaha Somaliland oo Jeedin doona Khudbada Sanadeekii
Waxaa dhamaan Mudanayaasha Golaha Guurtidda lagu wargelinayaa in qodbad sannadeedkii madaxweynaha la qa bandoono maalinta Axada ee ay Taariikhdu tahay 09/06/2024 sidaa darteed waa in mudanayaasha Golaha Guurtiddu wakhtiga dhawraan.
Sidoo kale waxaa mudanayaasha lagu war galinayaa inuu Goluhu fasax yahay maalinta sabtida
