𝐃𝐇𝐔𝐔𝐒𝐀𝐌𝐀𝐑𝐑𝐄𝐄𝐁: Saddex Nin oo qasaas lagu fuliyay.

Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa goordhow dil toogasho ah ku fulisay raggii dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii walaalaha ahaa.
Toogashada ayaa lagu fuliyay Nuur Cabdi Maxamed, Shuceyb Maxamed Faarax Aadan, iyo Bile cabdullahi Xasan, kuwaa oo hore udilay Dr Axmed Xasan cusmaan iyo Macallin Axmed Xasan Cusmaan oo ahaa walaalo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker