” Aynu doorasho indhaha ku galo macnaheedu waxa weeye aynu indhaha isu bakhtiisano ” Xildhibaan Guruunje
Xildhibaan Axmed Nuur Guruunje oo ka mida xildhibaanada Golaha wakiilada ee Somaliland ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Face book waxa uu kaga hadalay qalabka lagu hubinayo buda isha ee muranku ka taagana yahay waxanu sheegay in haddii qalabkaa lagu galo doorashada Micneceedu yahay aan is boobno Qoraalka Xildhibaanku waxa uu u dhignaa sidan :
” Aynu doorasho indhaha ku galo macnaheedu waxa weeye aynu indhaha isu bakhtiisano, adeerayaal indhaha isuma bakhtiisan karnee ciyaarta inaga daaya ” .