Xaaladda caafimaad ee Boqor salmaanka Sacuudiga oo laga dayrinayo

Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Binu Cabdulcasiis Al Sacuud ayaa lagu warramayaa in xaaladiisa caafimaad aaney wanaagsaneyn.

Boqor Salmaan oo 88 jir ah ayaa la ildaran xanuun ku dhaca sambabada, waxaana lagu daweynayaa iminka isbitaal ku yaalla magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga.

Warka ku saabsan in xaaladda caafimaad ee Boqor Salmana liidato ayaa soo baxay 22-kii bishaan May.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker