Spain oo ku dhawaaqday hadda in Falastiin ay u aqoonsan doonto dowlad madaxbannaan

Ra’iisul wasaaraha Spain Pedro Sanchez ayaa hadda ku dhowaaqay in dalkiisa uu aqoonsan doono dowladda madax bannaan Falastiin 28 ka bishaan May.

Sidoo kale ra’iisul Wasaaraha Ireland Simon Harris ayaa sheegay in waddanku uu aqoonsan doono dowlad madax bannaan oo Falastiiniyiintu yeeshaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker