Norway oo Falastiin u aqoonsaneysa dal madax bannaan

Raysal wasaaraha dalka Norway Jonas Gahr Store ayaa sheegay in dalkiisu uu Falastiin u aqoonsanayo dowlad madax bannaan. Dalalka Ireland iyo Spain ayaa iyaguna la filayaa in ay gor dhow shaaciyaan in ay Falastiin u aqoonsanayaan dowlad madax banaan.

Dalalkan Yurub ka tirsan ayaa sheegaya in xalka colaadda Israa’iil iyo Falastiin uu ku jiro in ay labada dhinac u macaamilaan sidii laba dowladood oo kala madax banaan.

Israa’iil ayaa ka carootay tillaabadaan oo ku tilmaantay mid sii hurineysa colaadda Qasa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker