Theresa May Oo Ku Dhawaaqday Inay Casilayso
Theresa May Reysal wasaarahii dalka Britain Oo Ku Dhawaaqday Xiliga ay Iska Casili Doonto Kursigaas .
Maanta Oo Warbaahinta Si Toosa Ulahadashay Yadoo Taagan Afaafka Hore Ee Guriga Reysal Wasaaraha “Downing Street” ayay si qiiro leh utidhi ,
“Hadda waa ay ii caddahay in waxa ugu wanaagsan dalka ay tahay in ra’iisul wasaare cusub uu hoggaamiyo,
“Sidaas darteed, waxaan maanta ku dhowaaqayaa in aan iska casili doono hoggaaminta xisbiga Conservative-ka laga billaabo 7-da June”
Waxaa ay sidoo kale ay ka sheekeysay culuyska kaga yimi Baarlamaanka Iyo Dadaaladii dheera ee ay soo gashay
Loolanka Buuxinta Jagadaaasi Reysal Wasaare ayaa Lagu wadaa inay ka bilaabanto UK.
https://youtu.be/9t76cF2lCR4