Xujeydii ugu horreysay sanadkan ee ka tagta Soomaaliya oo gaadhay dalka Sucuudiga

Soomaaliya sanad kan waxa ka xajin doona 11,500 oo qof, kuwaas oo dufacadii ugu horreysay ay gaartay magaalada barakeysan ee Madiina Al-munawara.

Labo duulimaad oo ay la socdeen xujey gaareysa 296 qof ayaa toos uga dagay magaalada Madiina, halkaas oo ay uga bilaaban doonto siyaaradda iyo ku cibaadeysiga masjidka nabi Maxamed NNKH.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in si isdaba jooga ah Soomaaliya uga baxaan xujeyda dooneysa in sanadkan ay gutaan acmaasha xajka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker