Hargeysa: 4 Degmo Oo Diiday inay Canshuurti Bixiyaan?
Degmada Axmed dhagax, 31May, Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge Oo diiday canshuurti inay iska bixiyaan, Kabacdi markay waxqabad ka waayeen dowlada hoose iyo Maayarka Magaalada Hargeysa.
https://www.youtube.com/watch?v=qLxhQ5LMIwo