70 Qof Oo Somali ah Oo laga soo tarxiilay gobalka Minnesotaee dalka Mareykanka

Tan iyo markii uu xilka la wareegay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa Soomaaliya dib loogu celiyay oo la masaafuriyay boqollaal Soomaali ah. Kooxdii ugu dambeysay oo Soomaali tarxiil ah oo ka kooban 70 qof ayaa shalay laga duuliyay gobolka Minnesota.

Halkan hoose ka dhagayso waraysi ku saabsan arintaas.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker