“Madaxweyne Dhaliilahii Aad U Jeedin Jirtay Cigaal Dushaada Ayay Hoganayaan” Siyaasiga Dhoolayare Oo Fariin Udiray Madaxweynaha.

Hargaysa-(OWN)-Siyaasi Axmed Cilmo Dhoolayare oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Biixi dhaliilihii uu shalay u jeedin jiray madaxweyne Marxuum Cigaal maanta ay isaga dul hoganayaan, siyaasiga ayaa sida oo kale waxa uu ka hadlay xaalada uu dalku marayo……………….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker