Muhaajiriin uu ilmo yar ku jiro oo ku dhintay iyagoo ka gudbaya Kanaalka Egland

Ciidamada ilaallada xeebbaha Faransiiska ayaa xaqiijiyay in 5 qof ay ku dhinteen, iyagoo doonaya in ay ka gudbaan Kanaalka Egland.

Shanta qof ayaa isugu jiray 3 nin, naag iyo ilmo yar, sida ay sheegeen.

‘’Abaare shanti aroornimo ee saaka, doon yar (oo ay saran yihiin dad ka badan 110 qof) ayaa ka shiraacatay xeebbaha Jarmalka (Wimerreux), ayay sheegeen.

Wakaaladda Warrarka u faafisa dalka Faransiiska ee AFP ayaa laga soo xigtay in ilmaha yar oo gabadh ah ay jirtay 4 sano.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker