Roob xooggan oo xalay ka da’ay Nairobi

Roobab xooggan oo xalay saqdii dhexe ka da’ay magaalada Nairobi ayaa sababay fatahaado waaweyn oo saameeyay deegaanno dhowr ah.

Laanqeyrta cas ee Kenya ayaa sheegtay in ay soo gaareen baaqyo gargaar ah oo uga yimid Syokimau, waxaana saraakiisheeda loo diray deegaanada Mukuru Kwa Njenga, Fuata Nyayo, Land Mawe iyo Mukuru Kayaba.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker