Weerar looga shakisan yahay al-Shabaab oo ka dhacay Kenya dadna ay ku dhinteen

Labo qof ayaa la sheegay in lagu dilay labo gawaarina la gubay kadib markii weerar laga shakisan yahay inay al-Shabaab geysteen lagu qaaday magaalo-xeebeedka Lamu ee Kenya.

Al-Shabab ayaa weerarro ka geysaneysay qeybo ka mid ah gobolka Xeebta iyo Waqooyi-bari Kenya oo dhaca xadka Soomaaliya inta bisha Ramadaan lagu guda jiray.

Soomaaliya ayaa caawinaad dheeri ah ka dalbatay Midowga Afrika si loola dagaallamo kooxdan xiriirka la leh al-Qaacida.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker