Somaliland iyo Ethiopia Oo Shir Ku yeeshay Qaaradda Yurub iyo Qodobbo Xasaasiya oo laga wada-hadlay

Oslo (OWN)- Magaalada Oslo ee caasimadda Dalka Norway waxa toddobaadkan ku qabsoomay Kulan muhiim ah Oo dhexmaray dowladaha Somaliland iyo Ethiopia oo ka wada-hadlay sii xoojinta Xidhiidhka iyo danaha labada waddan.

Kulankan ayaa dhexmaray Safiirka Dowladda Somaliland ee dalka Norway Danjire Maxamed Maxamuud Aadan iyo Safiirka Ethiopia Dowladda Federaalka Ethiopia u fadhiya Sweden Danjire Mehreteab Mulugeta oo safar shaqo ku jooga dalka Norway oo aanay Ethiopia wax safaarad ah ku lahayn marka laga reebo Qunsuliyad qaabilsan Isu-socodka labada waddan iyo adeegyada muwaadiniinta Itoobiya ee ku nool Norway.

SI AAD U AKHRISATO FAAHFAAHIN WARKAN GUJI SAWIRKA HOOSE

Safiirka somaliland ee Norway iyo Safiirka Ethiopia ee Sweden oo ku kulmay Oslo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker