KFC Nigeria oo raaligelin ka bixisay cunsuriyad ay kula dhaqmeen nin naafe ah

Maqaayadda cuntada fudud ee KFC ee dalka Nigeria ayaa raaligelin ka bixisay, kadib markii masuuliyiinta garoonka diyaaradahu ay xireen mid ka mid ah xarumaheeda cunto, kadib markii lagu eedeyay cunsuriyad ay kula dhaqmeen qof ka mid ah macaamiisha oo naafe ah.

Adebola Daniel, oo ah wiil uu dhalay guddoomiyhii hore gobolka Gbenga Daniel ayaa ku sheegay barta X in lagu amary in uu ka tago KFC ku taal garoonka diyaardaha Lagos, sababtuna ay ahayd in uu kursiga cuuryaaminta ku socday.

Qoraalka ayaa dhaliyay carro ballaaran.

Waxa uu sidioo kale ka dhaliyay in masuuliyiinta garoonku ay sameyaan baaritaan taas oo Keentay in KFC la xiro.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker