Barlamanka Soomaaliya oo Ansixiyaay Wax ka badalka Dastuurka

254 xildhibaan oo labada aqal Ee Baarlamaanka Somaliya ah ayaa si aqlabiyad leh u ansxiyay wax ka bedelka 4ta cutub ee ugu horeeya Dastuurka Somaliya.

Majirin xilldhibaan diiday ama ka aamusay, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir gudoonka maanta ahaa.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker