Jaamacadda Havard oo buug ka fiiqday maqraaka bini’aadmiga oo dabool ama jeldi looga dhigay

Jaamacadda Harvard ayaa ka fiiqday maqaarka bani’aadamka buug qarnigii 19-aad lagu kaydiyay maktabadeeda oo gal looga dhigay harag aadane.

Buugga oo ciwaankiisu yahay Des Destinées de l’Ame (calafka ruuxda) waxa uu yaalay maktabadda Houghton ilaa 1930-meeyadii.

Sannadkii 2014, saynisyahannadu waxay go’aamiyeen in waxa galka looga digay buuggan uu dhab ahaantii yahay maqaar mini’aadmi.

Laakiin jaamacaddu hadda waxay ku dhawaaqday in ay ka fiiqday buugga maqaarka aadanaha ee jeldiga looga dhigay “sababo la xidhiidha asluubta iyo taariikhda buugga”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker