Dil lagu fuliyay ninkii maxkamadda ka codsaday in la toogto

Maxkamada Gobalka Galgaduud ayaa xukun dil ah ku fulisay Cabdixakiin Axmed Cigaal oo Magaalada Cabudwaaq 13-kii bishaan ku dilay Alle ha unaxariistee Wariye Cabdikariin Axmed Bulxan oo katirsanaa Warbaahinta Qaranka.

Cabdixakiin wuxuu maxkamadda ka hor qirtay in uu dilka geystay isaga oo waliba ka codsaday maxkamadda in xadka laga fuliyo oo la toogto.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker