Dooni u Raran Ganacsato Somali ah oo ku Gubatay Xeebaha Cumaan

Dooni u rarnayd ganacsto Soomaaliyeed kuna soo jeedey dekedda magaalada Boosaaso ayaa ku gubatay xeebaha dalka Cummaan, meel aan wax badan ka fogeyn dekedda Salalah.
Doonnidan oo lagu magacaabo “NimcatuAllaah” ayaa ka soo shiraacatay dalka Iiraan, iyada oo siddey ku dhawaad 165k oo Tan oo u badan Baasto, sida aan ka soo xiganay ganacsato.
Tobanaan doomood ayaa sannad kasta ka gubta Soomaalida, iyada oo la sheego in aysan badi ku jirin wax caymis ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker