Alshabaab oo la sheegay in Maclin iskuul ay ku dileen deegaanka Jalalaqsi

Macalin Cabdulqaadir Ilka-case oo ahaa macalin iskuul oo ka tirsanaa barayaasha magaalada Jalalaqsi ayaa Ururku Alshabaab ay ku dileen deegaanka Shaw ee duleedka degmada Jalalaqsi .

Warark laga helayo degmada Jalalaqsi eegobolka Hiiraan ee la xiriir geerida Macalin Ilka-case ayaa sheegaya in Alshabaab ay meel ku xireen macalinka oo qabay cudurka macaanka sidaasina uu ku dhintay .

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Macalin Cabdulqaadir uu ahaa bare aad u qiima badan oo soo saaray arday badan,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker