Madaxii Maafiyada Talyaaniga ee caanka ahaa oo dhintay

Madaxii Maafiyada Talyaaniga Matteo Messina Denaro, oo ka mid ahaa ragga sida weyn loo baadigoobayay ilaa laga soo qabtay horaantii sanadkan ayaa geeriyooday.

61-jirkan ayaa loo maleeyay inuu madax ka ahaa kooxda caanka ah ee Cosa Nostra Mafia wuxuuna baxsad ku jiray 30 sano ka hor inta aan xabsiga la dhigin bishii Janaayo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker