Ninka muddo ka hor aan la aqoon ee haddana noqonaya madaxweynaha ugu da’da yar Afrika

Musharraxa isbahaysiga talada haya ee Senegal Amadou Ba ayaa caddeeyey in musharrixii mucaaradka ahaa ee Bassirou Diomaye Faye in uu ku guulaystay doorashadii madaxtinimo ee Axaddii dhacday, sida uu sida oo kale sheegay sarkaal ka tirsan dawladda.

Natiijooyin aan rasmi ahayn ayaa muujiyay in Mr Faye uu si weyn hoggaanka ugu hayo Mr Ba.

Mr Faye ayaa xabsiga ku jiray 10 maalmood ka hor xilligii codbixintaba, waxaana uu u ololeynayay ballan-qaadyo ah in uu samayn doono isbeddello waaweyn oo dhan walba ah oo dalkaas taaban doona.

Faye oo aan sannad ka hor la aqoon waxa sidaa ku noqonayaa madaxweynihii ugu da’da yar ee Afrika.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker