Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Senegal

Diomaye Faye oo ah musharaxa mucaaradka ayaa hadda soo gaba gabeeyay codbixinta magaalada uu ku dhashay.

Waxa uu ku baaqay in si nabad ah ay ku dhacdo doorashada, waxaana uu ku booriyay dhammaan musharixiinta in ay aqbalaan natiijada doorashada.

U diyaar garowga doorashada ayaa waxaa hareeyay mudaaharaadyo rabshado wata ka dib markii uu fashilmay isku day uu madaxweynaha xilka ka degaya Macky Sall uu ku doonayay in dib loogu dhigo doorashada.

Senegal waa mid ka mid ah dalalka Afrika ee ugu xasilloon gobolka oo ay ku badan yihiin afgambiga militariga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker