Daahir Rayaale Oo Ka Ergeeyey Kulan Dhexmaray Madaxweyne Biixi iyo Murashax Cirro Oo Qodobbo Ku Heshiiyey

Kulan uu soo abaabulay, kana soo shaqeeyey qabsoomidiisa Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ujeedadiisu ahayd sidii ay isaga kaashan lahaayeen danta Qaranka iyo Doorashooyinka, ugana wada-hadli lahaayeen Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Hoggaanka sare ee xisbiga Waddani oo uu hoggaaminayey Murashax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker