Dadka kunool goobaha la qabsaday ee Ukraine oo kooxo hubeysay ku dhiiri galinayaan inay codeeyaan

Intii lagu guda jiray doorashadii madaxtinimo ee Ruushka Moscow ayaa billowday olole ballaaran oo ay ugu sheegayso shacabka ku nool qeybaha la haysto ee Ukraine inay u codeeyaan doorashada madaxtinimo ee Ruushka.

Markii ugu horeysay, codbixinta qaranku waxay dhacday saddex maalmood (15 – 17 March), inkasta oo codbixintu ay bilaabatay horaantii qaybaha la qabsaday oo ka kooban afar gobol oo Yukreeniyaan ah: oo kala ah Zaporizhzhia, Kherson, Donetsk iyo Luhansk.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa ka cawday dad gacansaar la leh Ruushka oo wata sanaadiiqda cod bixinta oo guri guri u tagaya codbixiyeyaal ay la socdaan ciidamo hubeysan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker