Daawo:-” Waxa jira Dhalinyaro Xafiiska farmaajo laga Maamulo Oo Somaliland Ah..” Wasiir Hinda Jamac Gaani.

Hargaysa-(OWN)-Wasiirka Shaqo gelinta iyo arrimaha Bulshada Somaliland Hinda Jaamac Gaani, ayaa sheegtay in ay jiraan dhalinyaro reer Somaliland ah oo laga maamulo xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo, kuwaas oo loogu talo-galay in Bulshada Somaliland ay kala qaybiyaan.

Hinda, ayaa sheegtay in dhalinyaradani inta badan ay adeegsadaan baraha Bulshadu ku wada xidhiidho Sida Face Book.

Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Wasiiradda

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker