Maydka Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo Hargeysa soo gaadhay

Waxa madarka Hargeysa laga soo dajiyaay Meydka alle ha u naxariistee Cabdinasir Muuse Dahable oo si xaq daro ah loogu dilay Muqdisho.

Maydka marxuumka ayaa waxa madarka ku soo dhaweeyaay masuuliyin iyo elhelada marxuumka.

Warar aanu helnay ayaa sheegaya inay Xukumadda Somaliland baadhitaan u dirir doonto Meydka marxuumka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker