Golaha Guurtida Somaliland oo Mudo Fasax la galiyaay

Anagoo fulinayna amarka shir-gudoonka Golaha Guurtidda JSL , Waxaa dhamaan mudanayaasha Golaha Guurtidda lagu war-gelinayaa in Fadhigii Golaha Guurtidda ee loo balansanaa maalinta berri ah in aanu jirin oo dib loo dhigay ilaa maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu tahay 17/02/2024, hadii Alla yidhaa.
Sidaa darteed, mudanayaan idinkoo mahadsan waa in sidaasi aad ula socotaan.
Allaa Mahad Leh.
Cabdinaasir Aaden Beegsi.
Xoghayaha Guud ee Golaha Guurtidda JSL.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker