Xamaas oo dhexdhexaadiyayaal kula kulmeysa Masar

Ergo ka socota Xamaas ayaa maanta la filayaa in magaalada Qaahira ay kulmaan dhexdhaxaadiyeyaal ka socda dawladaha Qadar iyo Masar si ay iskula dhiraandhirayaan dadaalada heshiiska xabad joojinta iyo maxaabiis is dhaafsiga ee labada dhinac.

Xoghayaha arimaha dibadda ee Maraykanka ayaa sheegay in doonista Xamaas ay wada u xaarayso xabadjoojin la gaaro, inkasta oo arrintaan uu ka biyo diiday ra’iisul wasaaraha Israa’iil.

Dhanka kale waxaa walaac xoog leh laga qabaa badbaadada ay heli karaan Falastiiniyinta ku barakacay Rafax, maadaama ay Israa’iil qorsheyneyso in ay weeraro qaado.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker