Israa’iil oo iska diiday heshiis ay soo jeedisay Xamaas

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa diiday heshiis ay soo jeediyeen Xamaas kaas oo ahaa xabadjoojin. Wuxuu sheegay in guushii Qasa ay bilo uun ka harsan yihiin.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa sheegay in diidmada Xamaas ee ku aaddan soo jeedinta xabbad-joojinta ee Marinka Qasa iyo heshiiska la-haystayaasha uu yahay mid walaac abuuri kara.

Hadalkaan ayuu sheegay mar uu ka hadlayabooqasho uu ku tagay Israa’iil, sidoo kale ra’iisul wasaaruhu ayaa tilmaamay in dalbka xamaas uu yahay mid “khayaali” waa sida uu hadalka uu ka dhigay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker