Golaha Shacabka oo mar kale ka doodaya ajande hadal hayn badan dhaliyay

Ajandahaan oo doodiisu bilaabatay Isniintii la soo dhaafay ayaa waxaa is diiwaan galiyay ilaa iyo 60 ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya, waxaana lagu tilmaamay in uu yahay ajandaha ka doodista arimaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga ah ee dalka.

Xildhibaanada ayaa doodoodu inta badan salka ku haysaa wax ka badaka dastuurka oo dhawaan la ansixiyay habraacii loo mari lahaa.

Xildhibaanada qaar ayaa muujiyay dareen ah in kulamo siyaasadeed oo ay yeesheen madaxda dalka qaar ay uga hadlaan arimo ay ahayd in baarlamaanku ka doodo sharcina ka soo saaro.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker