Boqor Charles oo markii ugu horeysay la arkay tan iyo markii laga sheegay kansarka

Boqor Charles ayaa la arkay markii ugu horeysay tan iyo markii la shaaciyay in laga helay xanuunka Kansrka.

Boqorka iyo boqoradda ayaa sawiro laga qaaday iyaga oo gaari saaran oo ka baxaya aqalka Clarence ee ku yaalla London.

Wiilka uu dhalay boqorku, boqor Harry ayaa soo gaaray Londn, kadib socdaal uu uga soo ambabaxay Maraykanka.

Isniintii la soo dhaafay ayaa Buckingham Palace waxay ku dhawaaqday in boqorka laga helay nuuc kamid ah kansarka, uuna ka hakan doono in uu ka soo muuqdo maxfallada.

.
.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker