Talyaaniga oo Itoobiya u celiyey dayaarad uu 90 sano ka hor ka qaatay

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in dayaaraddii ugu horreysay ee lagu sameeyey Itoobiya 1935 uu Talyaanigu dib ugu soo celiyey.

Waxaa la qaatay xilligii xukunkii Fashiistaha uu haystay dhulkii la oran jiray Abyssinia, ayadoo markaas ka dib la dhigay matxafka duullimaadyada ee Rooma.

Waxaa loo yaqaannay Tsehai, waxaana dayaaradaas oo lahayd midabbo isugu jira cagaar, guduud iyo hurdi, la sheegay in loogu magac daray gabadhii uu dhalay emperor Haile Selassie.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker